Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi
Raajicuun
Anago ah dhamaan dadka hoos ku xusan waxaanu tacsi u diraynaa Qoyskii, eheladii, asxaabtii iyo dhammaanba bulshoweynta Soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Marxuum Axmed Jamac Cabdulle “Jangeli” oo maalintii Khamiista ee taariikhdu ahayd Maarso 3, 2011 ku geeriyaaday magaalada San Jose ee gobolka Kaliforniya.
Waxa aanu Eebbe uga baryaynaa in marxuum Axmed Jaamac uu janadii ka waraabiyo, qoyskii iyo eheladiisana samir iyo Iimaan ka siiyo.
- Gen Mohamed Ai Samatar
- Mudane Ahmed Saleebaan Abdalla
- Gen Mohamed Ali Shire
- Gen.Mohamed Ali Abokor
- Gen. Mohamud Jama Boodhe
- Minister.Abdillahi Mohamed Mire
- Amb. Mohamud Haji Nur
- Amb. Mohamed Garad Mohamud Ali Shire
- Amb. Ibrahim Muse Samantar
- Mudane.Yusuf Cisman Samatar ( Bardacad)
- Amb Cabdilaahi Siciid Cismaan
- Mohamud Haji Hassan Ali Asker
- Dr. Ali Esse Abdi
- Dr. Mohamud Awdahir Afgarsh
- Ismail Ali Ismail
- Abdisalan Islan
- Abdillahi Hersi Esse
- Ali Awl
- Hussein Haji Hirad
- Said Mohamed Ismail
- Hassan Ali Yusuf
- Abdirahman Haji Nur
- Abdifatah Khaliif Haji Farax
- Abshir Awil Abdi Dheef
- Ahmed Dhamac
- JamaC Oogle
- Ahmed Dahir AFqudhac
- Aden Dahir Afqudhac
- Ibrahim Sheikh Jama
- Ali Sheikh Jama
- Yassin Aden Dhuub
- Xussein Hassan Abdi Naxar
- Ahmed Xaaji Hiirad
- Yusuf Ali Tuke
- Gargaar Hassan Bile
- Mohamed Ahmed Dhamac
- Said Geldon
- Osman Geedeeye
- Osman xaaji Yusuf
- Cabdirahman Abdi Elmi
- AbdiGafar Wardere
- Abdirahman Mohamed Abdi Hashi
- Omar Mohamed Abdi Hashi
- Abdi Xasan Qanbi
- Ali Mehdi Mohamed
- Salah Ahmed Fatah
- Said Ahmed Haji Salah
- Ali Mohamed Abdikareem
- Kamal Mohamoud Abdi
- Ahmed Ali ABokor
- Abdirasheed M. Farah
- Ibrahim Xaji Ali Brown
- Mohamed Osman Carab
- Mohamed Haji Hassan Ali
- Idiris Haji Hassan Ali
- Baruud Haji Hassan Ali
- Abdi Bile
- Rasheed Mohamud Ali
- Abighani Hussein Hirad
- Shoombe Jiinje
- Abdinasir IIdaan
- Nalaye Jiinje
- Mohamed Jama Ali
-
Ahmed Awil
Aamiin, Aamiin
_______________________
Anigoo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin, waxaan tacsi u dirayna qoyska, eheledii iyo asxaabtiisi meel kasta oo ay kala joogaanba uu ka geeriyoday marxuum AXmed JaamaC Cabdulle (Jengeli) oo ku geeriyoday Magaalada San Hose ee gobolka Kalifroniya ee dalka Maraykanka.
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu Janadii ka warabiyo damanteena samir iyo imaan Alle ha inaga siiyo. Ina Li Laahii wa ina Ilahay Raajicoon.
1- Generaal, Mohamed Ali Samanter
2- Abdillahi Ahmed Addou
3- Jama Ali Jama
4- Ahmed Suleman Abdalla
5- Mohamed Abdi Hashi
6- Abdillahi Mirreh
7- Mohamed Mohamoud Khawi
8- Danjire Mohamoud Haji Noor
9- Danjire Mohamed Mohamoud Geraad
10- Danjire Ibrahim Haji Musa
11- Danjire Ahmed Abdi Hashi hashara
12- Danjire Abdillahi Saeed Osman
13- Danjire Ali Haji Hashi
14- Danjire Ahmed Mohamed Darman
15- Abdillahi Hersi Muse
16- Ali Awl
16- Ismail Ali Geeldoon
17- Abdirahman Haji Noor (Shagaxle)
Aamiin Aamiin Aamiin
_____________________
|
Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi
Raajicuun
Anago ah dhamaan dadka hoos ku xusan waxaanu tacsi u diraynaa Qoyskii, eheladii, asxaabtii iyo dhammaanba bulshoweynta Soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Marxuum Axmed Jamac Cabdulle “Jangeli” oo maalintii Khamiista ee taariikhdu ahayd Maarso 3, 2011 ku geeriyaaday magaalada San Jose ee gobolka Kaliforniya.
Waxa aanu Eebbe uga baryaynaa in marxuum Axmed Jaamac uu janadii ka waraabiyo, qoyskii iyo eheladiisana samir iyo Iimaan ka siiyo.
- Garad Abdullahi Garaad Soofe
- Suldaan Siciid Cali
- Xaaji Mohamuud H. Omar Amey
- Caaqil Cabdi Jama Halac
- Caaqil Ahmed Dirie Abdulle
- Caaqil Cabdullahi Xasan Qanbi
- Sh. Omar Sh. Osman Sh.Ismail
- Cali Cabdi Cali (Dahable)
- Caaqil Maxamed Ismail
- Oday Abdi Ducaale Darwiish
- Abdirashid Ahmed Raabi
- Ahmed Said Ayir
- Abdi Samad Cali Xasan
- Sheikh Cumar Suudani
- Waxgaradka Degaanka Buuhodle
- Xuseen Xaaji Jibril
- Yusuf Guhad X, Ahmed
- Abdirahman Guhad H. Ahmed
- Ibrahim Adani X. Ahmed
- Farah Macalin Abdi
- Farah Badhaadhshe
- Haybe Mohamed Yusuf (Baqare)
- Abdi Salad Yusuf
- Mohamed Mohamud Godor(Sanadag)
Aamim Aamin
--------------------------------
Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi
Raajicuun
Annaga oo ah qurbojoogta ka soo jeeda degaaanka SSC ee ku nool San Diego iyo nawaaxigeeda waxaan tacsi u diraynaa Qoyskii, eheladii, asxaabtii iyo dhammaanba bulshoweynta Soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Marxuum Axmed Jamac Cabdulle “Jangeli” maalintii Khamiista ee taariikhdu ahayd Maarso 3, 2011. Marxuumku wuxuu Jagooyin muhiim ah oo kala gedisan ka soo qabtay Dawladihii Soomaaliya ka talinayey intii xoriyadda la qaatay iyo ka horba.
Waxaannu Eebbe uga baryaynaa in uu marxuum Axmed Jamac Jangeli u naxariisto oo qabrigiisa u nuuriyo, jannadana ka waraabiyo. Waxaanu kale oo Rabbi ka baryaynaa inuu Qoyska,eheladii, asxaabtii iyo ummadda Soomaaliyeed oo dhan samir iyo iimaan ka siiyo, AAMIIN … AAMIIN
- Yaasiin Ibraahim Ciise
- Cabdiraxmaan Xaaji Abdilaahi
- Maxamed Cali Daad
- Cabdi Jamac Maxamed
- Maxamed Hiirad Xirsi
- Axmed Shiikh Jamac
- Caydiid Xaaji Maxamed (Beer Dhagax)
- Xaaji Cali Baarjeex
- Cabdilaahi Cartan Cumar
- Iidle Maxamed Gedle
- Cabdirashid Maxamed Gedle
- Ismaaciil Xaaji Dhoof
- Abdullahi M. Musse
- Dafle Muuse Xasan
- Rashiid Ibraahim Ciise
- Mohamed Aden
- Said Mohamed Shibiin
- Cali Maxamed Cartan
- Dayib Cabdi
- Maxamud Cabdi Cali
- Axmed Yuusuf Dhoolayare
- Cali Maxamed Cartan
- Abdullahi Jama Biindhe
- Siciid Xaaji Cali
- Cawil Hassan Jibriil
- Mohamed Warsame Yare
- Abdirizaq Ibraahim Ciise
- Maxamed Ibraahim Ciise
- Ali Baruud
Aamiin
___________________
Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi
Raajicuun
Dhamaa Bahda WardheerNews waxay iyaga oo ka tiiraanyaysan tacsi u dirayaan qoyska iyo eheladii uu ka baxay Eebbe naxariistii janno ha siiyee marxuum Axmed Jaamac Cabdulle (Jengeli) oo ku geeriyooday bishan March 03, 2011 magaalada San Jose, Kalifoorniya ee carriga Maraykanka. Marxuum Jengeli waxa uu ka mid siyaasiyiintii Soomaaliyeed ee jagooyin muhiim ah oo kala geddisan ka soo qabtay xukuumadihii Soomaliyeed iyo mudadii xoriyadda ka horba.
Waxa aannu Eebbe uga baryaynaa in marxuumka uu jannadii ka waraabiyo, qoyskii iyo eheladii uu ka tagaynna samir iyo Iimaan ka siiyo.
Aamiin Aamiin Aamiin
______________________ |