Saturday, April 27, 2024
Wardheer News

Biggest donor Turkey stops direct budget support to Somalia

Nairobi (WDN)- Turkey has stopped direct budgetary support to Somalia, cutting off a major source of funding for a government trying to rebuild the country after more than two decades of chaos. Turkey is a key ally of the Somali government. Its vast … Continued

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 14, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay inay dib-udhis ku sameyn doonto Dekadaha iyo Xarumaha dhaqaalaha ee dalka,AMISOM oo ku baaqday in la taageero Culimada … Continued

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 13, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Ra’iisul Wasaare Saacid oo sheegay in si wanaagsan ay dowlada ula dhaqmi doonto Ciidamada kasoo goosta Shabaab,Warar kala duwan oo aan idiin … Continued

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 11, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Madaxweyne Xasan Shiikh oo gaaray Dubai,Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay,Dadka Jubooyinka oo kukala qeybsamay … Continued

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 9, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Madaxweynaha Soomaaliya oo safarro ku tagay magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne,Ra’iisul Wasaare saacid oo kulan kula qaatay Sanca dhigiisa Yemen,Kusimaha Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya … Continued

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 8, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Dowlada Soomaaliya oo xalay casho sharaf ugu sameysay Muqdisho Wafdiga maamulka KMG ee Jubba,dowlada oo hergilineysa Barnaamijka aada Dugsiyada,Al Shabaab oo Sheegay … Continued

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 6, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Shirweynihii Qaran ee ka socday Muqdisho oo lasoo gabogabeeyay,Koox dowlada Soomaaliya u saartay dabagalka eedeymihii Qaramada Midoobay ee Somaaliya oo Beeniyay Guddiga … Continued

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 5, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Qaraxyo Silsilad ah oo Xalay Muqdisho ka dhacay,Hogaamiyaha Mamaulka KMG ee Jubba oo ku wajahan caasimadda Muqdisho,Mareykanka oo ugu dambeyn weeararaya dalka … Continued

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 3, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar dhulka ah ku tagay magaalada Marka iyo kulumo ay la leeyihiin Odayaasha,Xarakada Al … Continued