Home Articles Somali Songs About us  

Raadiyo Wardheer : Bridging Borders

Raadiyo Wardheer, June 13, 2010 (RW) Dood ku aadan doorashadii bishii May 23 dii ka dhacday dalka Itoobiya, gaar ahaana deegaanka Soomaalida Itoobiya, Doodaasi oo ay ka qayb galeen Axmed Xuseen Xayle iyo Faysal

Barnaamijka Raadraac waxa aanu ku wareysanay Xuseen Aar, oo ah gudoomiye xigeenka gancsatada Soomaaliyeed ee xaaafada Islii ee Kenya, oo aanu wax ka weydiinay ganacsiga Soomaalida Islii oo eedaymo dhawaan lagu soo eedeeyay, taasi oo lagu soo daabacay

Si aan wax uga ogaanno xaaladda dhaqaale ee waddanku hadda ku sugan yahay iyo saamaynta ay ku yeelatay dawlad la’aantu, ayaa barnamijka Raadraac u usuurto gashay in ay wareysi dhinacyo badan taabanaya la yeelanay

RW, May 23, 2010 - (RW) - Barnaamijka Raadraac oo aanu maanta ku eegayno doorashada la filayo in maalinta Axadda ay ka dhacdo guud ahaanba dalka Itoobiya, annagoo si gaara ugu eegaynna Deegaanka .

Waxa barnaamijka Raadraac ee Radio Wardheer marti noogu ah Xubbi Xuseen Xaaji oo ah madaxa haya'adda WomenKind. Xubbi waxa ay ka warrantay arrimo la xidhiidha ka ganacsiga gabdhaha yaryar ee Soomaalida ah ee inta badan lagu soo qaldo

Radio Wardheer
April 17, 2010 - Wararkii dalka oo maqal ah ka dhageyso Radio Wardheer. Wararka maanta oo bisha April waxa qodobada ugu waawaeyn ka mid Xildhibaanno ku laabtay magaalada Muqdisho. Kuwaas oo maanta ka ambabaxay magaalada..

Radio Wardheer
Waar barnaamij cusub oo ka mid ah barnaamijyada ka baxi doona mustaqbalka Raadiyo Wardheer. Kuwaasi oo taxane noqon doona, islamarkaasna aanu ku eegi doono dhacdooyinka Soomaaliya iyo adduunweynaha ee saameynta ku leh
Raadiyo wardheer; (RW) Bahda WardheerNews waxay ugu bushaaraynaysaa akhristayeesheedaqiimaha leh furitaanka idaacadda Wardheer, oo aad barta interneka ee www.wardheernews.com

Raadiyo Wardheer
Bridging Borders

Copyright © 2008 Wardheernews.com