Ogeysiis: Ka Dhageyso Telefoonka
Radio Hargeysa
|
Ku: Dhamaan Shiciibka Somaliland ee North America, UK iyo dhamaan Europe:
Waxan dhammaaan halkan ka ogaysiinayaa shicibka reer Somaliland ee ku nool North America, UK iyo Dhammaan Europe in laga bilaabo maanta ay idaacadda Radio Hargeysa ay idiin soo tebinayso warkii Somaliland oo aad ka dhegaysan kartaan telefoonada gacanta. Shicibka ku nool North America (USA iyo Canada) waxay ka dhageysan karaan Radio Hargeysa telefoon lambarkan: 1-832-551-5059. Shicibka ku nool UK ama Europe na waxay ka dhegaysanayaan Radio Hargeysa telefoonka lambarkan 44-203-519-0765
Waad mahadsan tihiin. Wixii su'aalo ah, iyo haddii aad faahfaahin dheeraada u baahataan waxaad kala soo xidhiidhaysaan radiohargeysa@somaliland.us. Waxa aad booqataan degelka (website: www.somaliland.us) oo aad ka helaysaan magacyada masuuliyiinta ka wakiilka ah Radio Hargeysa ee idiin soo tebiya wararkan.
Ilaah baa mahad leh
Copyright © 2012 WardheerNews.com |