Tuesday, April 23, 2024
Wardheer News

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Tuulo lagu gubay Gobolka Mudug iyo dhac loo geystay dadkii daganaa iyo warar kale.

Sanad guuradii 10-aad ee Degelka Wardheernews iyo Xiriirkayga

W/Q Cabdullaahi Janno Sanaddu waxay aheyd 2008. Sheeko gaaban ayaan gacanta ku hayay. Anigoo baadigoob ugu jira degel Soomaaliyeed oo iga aqbala daabicisteeda ayuu nin walaalkay ahaa ii carrabaabay Wardheernews. Magaca sheekadii ugu horreysay ee aan ku soo daabacay wuxuu … Continued

WardheerNews: Oog aan Damayn

W/Q: Idiris M. Cali WardheerNews toban sano ayay baarka ka goysay. Sida ay u da’ yar tahay iyo mugga xogaha aqooneed ee ay dhitaysay isma laha. Taasna waxaa sabab u ah, oo ku mahadsan, tifaftirayaasheeda u geyllan muujinta kartida, anshaxa … Continued

How did we get here

By WardheerNews On the 23th of November, 2014, WardheerNews celebrated the 10th anniversary of its official founding which corresponds to the 23th of November, 2004. WardheerNews, the most scholarly and journalistic online magazine in the Horn of Africa, wishes to … Continued

WardheerNews Degellada ku ma Jiro

W/Q Rashiid Sheekh Cabdillaahi (Gadhweyne) Waxaa la yiri WardheerNews baa hadda ba toban jirsaday. Waxa aan leeyahay asaga oo toban jir ah, konton iyo ka badan buu degellada kale ka weyn yahay. Warbaahinta ku hadasha afka soomaaligu aad bay u … Continued

Dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan maanta idiin haynno waxaa ka mid ah:  Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in ay ka war hayeen weerarkii Mareykanka uu ka fuliyay Sh/hoose , R/wasaare Saacid oo shacabka ka dalbaday in Dowladda garab la siiyo, Madaxweyne ku Xigeenka Maamulka Puntland … Continued

The Six Year Old Octogenarian

Six years have passed on WardheerNews’s inception. In human chronological terms, the website is in its Preoperational stage. That is when children are between 2-7 years old. At that age, children view the world in their own fantasy and how … Continued