Tuesday, February 21, 2017
Wardheer News

Sarbeeb: The Art of Oblique Communication in Somali Culture

Prof. Said S. Samatar Editor’s note: Today, November 24, 2016 marks the 12th anniversary of WardheerNews. To commemorate this occasion and one of the greatest scholars Somali speaking people have produced, the late Professor Said Samatar, contribution to WardheerNews, we … Continued

Dhaqan iyo Dhalasho Lumay (Maanso)

W.T. Maxamed Hiirad Maansadan waxaan kaga sheekaynayaa dadka Soomaaliyeed meesha xaaladdoodu maanta marayso. Dawlad iyo qaranimo ma jirto. Dhaqan iyo xishood ma jiro. Xigto iyo ixtiraamkeed ma jiro. Sidaasaa lagu wada heshiiyey. Gabagabdii waa quus. Waxaanse ku faraxsanahay in aanan wax … Continued

Hadraawi, the great African poet we should know

By KHAINGA O’OKWEMBA “Whenever the legendary Maxamed Ibraahin Warsame ‘Hadraawi’ described as the greatest living Somali poet, walked from the conference hall, he was mobbed by the crowd.” That’s how I annotated my essay when I first met Hadraawi in … Continued

SAHANKII RICHARD BURTON EE AFRIKADA BARI

Tarjumo & Tifaftir Boodhari Warsame Hordhac Akristeyaasha sharfanoow, waxa hortiinna yaal ee aan idin la wadaagayaa waa iskudayga tarjumid buug caan ah oo qoraa caan ahi ka qoray socdaal sahan ahaa oo uu sannadkii 1854tii ku maray inta u dhexaysa … Continued

AL MA’ARRI REVISITED

By Said Jama Hussein Abu al-Ala al-Ma’arri, born in Ma’arrat al-No’man, Syria in 973, was a well known Arab philosopher, poet and a writer. Blinded at an early age, he was stern advocate of social justice and lived a secluded, … Continued

Qabyaaladdiid: Gabay

W/T Abwaan Maxamed Hiirad Gabaygan Qabyaaladdiid waa gabay aan ku tix gelinayo abwaankii caanka ahaa Alle naxariisti jano ha siiyee abwaan Cabdullaahi Suldaan Tima Cadde, oo si kooban kelmado dhaxal gal noqday ka yidhi Soomaalida iyo qabyaaladda. Gabaygaa Tima Cadde … Continued

Tirakoobidda Xubnaha Maansada Soomaaliyeed

W/Q Idiris Maxamed Cali ARAR: Waraaqdani waxa ay soo bandhigaysaa hab ku salaysan xisaabta racaynta oo lagu tirakoobi karo xubnaha maansada. Habkani waxa uu aragti ahaan caddaynayaa in tirada xubnaha maansadu tahay, ugu yaraan, 7735—taas oo ay xubin waliba leedahay … Continued