Thursday, May 25, 2017
Wardheer News

Ma Dherge Dhurwaa (Buug Cusub)

…Dacawoo naxdin gariiraysa ayaa qaybintii bilowday; ‘hilbaha ma badh mise badh, badh Boqorow adigaa leh…’ way sii wadday; badhka hadhayna ma waax mise waax, wax Libaaxow adaa leh… Waaxda kalena ma falladh mise falladh, falladh Boqorow adaa leh….. Faladhka soo … Continued

Waraysi: Xuseen Cabdi Xalane (Xalane)

Odhaahda Tifaftirka: Waxaa noo suurta gashay in aan waraysi taabanaya dhinacyo badan oo Suugaanta ah in aanu la yeelano Mudane Xuseen Cabdi Xalane, oo ah Abwaan gabayaa ah, si aad ah-na loogu qadariyo Suugaanta Soomaalida. Abwaan Xalane waxa uu in … Continued

Target Somalia: The new scramble for Africa?

By Mary Harper MARY HARPER I know some rather annoying crows in the Somali port town of Berbera. Every morning, as I eat my breakfast by the beach, they swoop down and steal my bread, my jam, even my butter. … Continued

Somalia: Drought Fund Raising

To our Esteemed WardheerNews family and Friends of Somalia We couldn’t stay by the sideline; the catastrophe coming to our people in Somalia is massive. And so we  partnered with Humanity Against Poverty to raise funds for the drought. We … Continued

EU workplace headscarf ban ‘can be legal’, says ECJ

GETTY IMAGES Not only headscarf-wearing Muslim women, but other working people who express their religious adherence through clothing and insignia could be affected by the ruling Workplace bans on the wearing of “any political, philosophical or religious sign” such as … Continued

Barnaamijka Raadraac: Wareysi Md. Faysal Cabdi Rooble

Barnaamijkeenna Raadraac ee maanta waxaan ku soo qaadanaynaa wareysi dhinacyo badan taabanaya, oo aan isbedelkii dhawaan ka dhacay Soomaaliya iyo guud ahaanba xaaladda Soomaaliya ee xilligan kala yeelanay Md Faysal Cabdi Rooble. Wareysiga oo uu qaaday Khaliil Cabdiraxmaan Xasan hoos … Continued