Thursday, April 18, 2024
Wardheer News

Muran iyo Madal Ceebeed!

W. Q. Khaliil C. Xasan Xalay gelinkii dambe abbaara 2dii habeenimo xilliga Muqdisho, goor ay Soomaalida inteeda badani huruday, 37 maalmood ka dib markii xilka ra’isalwasaaraha loo magacaabay Md. Cabdiweli Sheekh Axmed, ayuu madal ceebeed kaga  dhawaaqay xubnaha golihiisa wasiirrada. … Continued

Waa laga Hadlaaye ma laga Bixi Karaa?

Talo Waa Garasho iyo Go’aan W. Q. Rashiid Sh. Cabdillaahi (Gadhweyne) Inta aan xusuusto, tan iyo toddobaatannadii qarnigii labaatanaad baa laga hadlayey dhaqanka gudniinka fircooni ah iyo dhibaatadiisa aan ka hadhin gabadha soomaaliyeed, inta ay noshahay ba. Intii ka dambaysay … Continued

Dalanbaabi (Maanso)

W/T: Cabdiraxmaan Beyleh PhD (Cabdi Wadaad) Walaalaha Soomaalilyeed ee caalamka daafihiisa ku kala noolow, waan idin salaama. Waxaan idiin rajeynayaa Sannad Wanaagsan oo wacan, 2014. Jiiftadii sannakan  2013 gunaandadkeeda iyo oddoroska inna soo food-saaray, 2014, way soo socotaa. Haddase, waxaan … Continued

Tayaynta Waxbarashada Jaamacadaha Soomaaliyeed

W.Q.  Cabdulqaadir Cabdi Diiriye Waxaa Soomaaliya ku soo badanaya jaamacado ay furayaan dad iskood isu maamula ilaa iyo haddana ma jirto, intaan ogahay, hay’ad bixisa oggolaashaha furitaanka jaamacadaha. Ma loo baahan yahay hay’ad noocaas ah? Ardaydase ka qalin jebisa jaamacadahaas … Continued

AF SOOMAALIGA IYO TEKNOLOOJIYADA

W.Q. Cabdalla Xaaji Cusmaan Sannadkii 1972kii, markii la hirgeliyey qoraalka Af Soomaaliga, waxa suura galay in la diiwaan geliyo suugaanta iyo dhaqanka hodanka ah ee aynnu ku faanno, hawshaa oo ay iska xil saareen aqoonyahanno badan. Dhinaca kale, dawladdii Kacaanka … Continued