Saturday, April 20, 2024
Wardheer News

HA LOOGU DUCEEYO BIIXI IN ILAAH GARANSIIYO FURAHA NABADDA

W.Q. Maxamuud Cabdillahi Axmed Bishan Juun 18 keedii 2023dii waxa ciidan cusub oo dhibboo ka baxay, Madaxweyne Muuse Biixi u diray dagaalka Laascaanood. Taliyaha ciiddamada Somliland Jeneral Nuux Taani isna wuxuu ka sheegay fagaarihii sagootinta in ciiddamada Somaliland ilaa hadda … Continued

Khatarta ku Geedaaman Nidaamka Madaxtooyada ee la Soo Jeediyay

W/Q: Dr. CabdiNuur Sheekh MaxamedTarjume: Ibraahim Maxamed Abdulqadir (Shiino) Qoraalkani waa isku day lagu iftiiminayo cakirnaanta soo jeedintii dib u eegista dastuurka  ee ay dhawaan 27/05/2023 soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) oo ka koobnaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, RW … Continued

Gabayo: Silsilad Billaw ah

W.Q. Xuseen Xalane Saaxiibkey Cabdirashiid Xaashi oo ka mid aha ragga inta badan igu riixa inaan Afarayda tiriyo, ayaa Twitterka galiyey Gabaygan soo socda oo meelo taataabtay sida tayo-xumida iyo tabaqsiga rayiga isticmaalayaasha Baraha Bulshada. Taas kuma ekenaanina meelo kaluu … Continued

Eray-bixinta  Doorashooyinka! 

W.Q. Ashkir Nuur Axmed, Ph.D Sidaan la wada soconno, dowladda Puntland waxay cagta saartay dhabbada doorasho qof iyo cod ah.  Waxaa in muddo ahba dhagahayga ku soo dhacayay siday dadku uga hadlayaan arrintaan; iyadoo ay ka muuqato soo dhawayn geeddigaan … Continued

Walaalkay Barwaaqo Ilaah ha kuu naxariisto

W.Q. Dr. Georgi Kapchits Geeriyi ma qarsoonto. 3dii Maarso waxay ku timid Cabdiraxmaan Cabdullaahi Faarax ‘Guri Barwaaqo’. Waa hoog qoto dheer oo iga dhigay qof tiiraanyaysan. Waxaan hubaa in tiiraanyada aan ku suganahay ay ila wadaagayaan dad badan oo ila … Continued

Madaxweyne Xasan Iyo Golihiisa Ergooyinka

W.Q. Ashkir Nuur Axmed, Ph.D Tan iyo intii uu kursiga dib u hantay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa eray-bixinnida fagaaraha siyaasadda aad ugu batay adeegsiga erayga ah: “Ergay”. Markii ugu horraysay ee eraygaas si baaxad leh loo maqlo waxay ahayd: … Continued

Sooyaalkii Waxbarashada iyo soo Dhoweeyntii Muqdisho

W/Q  Cabdinuur Sheekh Maxamed, Ph.DWasiir hore, Wasaaradda Waxbarashada DFS Waxay ii ahayd fursad qaali ah in aan ka qeybgalo kulan Qaran oo waxbarasho oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo uu horkacayo … Continued

Soomaalilaan Maxaa Loo Aqoonsan Waayey?

W/Q  Maxamed Nuur Shire Jeerkii ay burburtay dawladdii Soomaaliya ee ay askartu hoggaamineysay (1991-dii) , oo ay jabhaddii SNM la wareegtay magaalooyinka waqoooyiga badankooda, waxaa magaalada Burco lagaga dhawaaqay gooni-isutaag la sheeegay in shan gobol oo ka mid ah siddeed … Continued