Sanaag: Nolol xumo ka dhalatay dab baabi’iyay tuulada Milxo
Xaawo Maxamuud Salaad iyo shan carruurteeda ah oo ay dhashay oo ku hoy beelay dab baabi’yay deegaanka Milxo ee gobolka Sanaag ayaa ku hoyanaya geedaha hoostooda tan iyo 14 bishii Sabteembar ee sanadkan. Waxay ka mid yihiin 1,150 qoys oo … Continued