Waraysi: Xuseen Cabdi Xalane (Xalane)
Odhaahda Tifaftirka: Waxaa noo suurta gashay in aan waraysi taabanaya dhinacyo badan oo Suugaanta ah in aanu la yeelano Mudane Xuseen Cabdi Xalane, oo ah Abwaan gabayaa ah, si aad ah-na loogu qadariyo Suugaanta Soomaalida. Abwaan Xalane waxa uu in … Continued