Monday, June 26, 2017
Wardheer News

Warka Raadiyo Muqdisho

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Saraakiisha Milatariga Soomaaliya ee gobalka Gado oo xaqiijiyay in saacadihii la soo dhaafay diyaarado dagaal ay duqeeyeen tuulooyin hoos yimaada degmada Baardheerre ee gobalka Gado iyo Warar kale. Warka ooo dhan hoos … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka maid ah: Duqayn ka dhacday deegaanka Toora Toorow iyo dad ay waxyeello ka soo gaartay, Nin Ganacsade ahaa oo lagu dilay degmada Waabari iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso  

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Ciiddamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM oo saaka duullaan ku qaaday deegaano hoos-taga degmada Afgooye iyo Janaale,iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso  

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Faah faahin ayaa ka soo baxasa iska hor imaad sababay dhimasho iyo dhaawac oo saaka ka dhacay agagaarka xarunta degmada Kaaraan, kaasoo dhex maray Ciidamada Xasilinta iyo ciidamo milateri … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dowladda Soomaaliya oo wada dadaalo ay kula soo wareegeyso maamulka Hawada,  Shan ruux oo ku dhimatay rasaas lagu furay gaari khudaar siday meel ku dhow deegaanka Qalimow iyo warar kale. … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo sheegtay inay ka xun tahay, kana walaacsan tahay khilaafka diblomaasiyadeed ee soo kala dhex galay dowladaha Carabta iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Booliska magaalada Melbourne ee dalka Australia oo toogasho ku dilay muwaadin asalkiisu Soomaali yahay kadib markii la sheegay in uu afduub u geystey haweeney duleedka magaalada Melbourne, Ciiddamo Kenyaan ah oo ku … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo Khudbad ka jeediyay Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir Studium ka hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid yihiin waxqabadkii boqolkii maalmood ee lasoo dhaafay iyo warar … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Ciiddamada Ammaanka oo saaka ka hor-tagay qarax miino oo lagu aasay waddo marta xaafadda 21 Oktober ee degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir  iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso  

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Ciiddanka Xasilinta Caasimadda Muqdisho oo xalay hawlgallo guri guri ah ka sameeyay degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynley ee Gobolka Banaadir, Shil gaari oo ka dhacay inta u dhexeysa Boosaaso iyo Carmo iyo warar … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Al Shabaab oo sheegatay weerar lagu qaaday ciidan kenya ah oo marayay gobalka xeebta ah ee Lamu  iyo warar kale Fadlan hoos ka dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer:  

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Ciiddamada Ammaanka magaalada Boosaaso ee gobolka Bari oo qabtay gaari siday Khudaar lagu soo dhex qariyay walxaha qarxa iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos kadhegeyso