Friday, April 19, 2024
Wardheer News
  • Featured
  • News

Ciid Mubaarak

Bahda Tifatirka WardheerNews waxay ugu hambalyanayaan munaasibadda Ciidul Firti dhammaan muslimiinta gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Waxay Ilaahay uga baryayaan in uu ka aqbalo soonkii iyo cibaadadii kale ee ay gudanayeen bisha barakaysan ee Ramadaan. Waxaa kaloon Eebbe ka baryaynaa in uu ciiddan ciiddeeeda kale inagu gaadhsiiyo Khayr, Nabad iyo Barwaaqo.

Ciid Wanaagsan

Bahda WardheerNews

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.