Friday, April 19, 2024
Wardheer News
  • Slideshow
  • Warar

Gaalada iyo Gaalkacyo ma wax baa isu galay?

W.Q. Sh. Axmed Cabdisamada

Usaama Bin Laadin iyo Ayman Addawaahiri waxay sheegeen inay ururka Alqaacida u aasaaseen la dagaalanka Yuhuuda iyo Macatableyda.

Ururkaas iyo kooxaha raacsan oo ay ka mid tahay Xarakada Alshabaab waxaa dhaqan u ahaa in ay muslimiinta u soo bandhigaan sawiro xanuun badan oo muujinaya muslimiin ay gaalo xasuuqayso ama ciqaabayso ama la qixinayso iwm.

Kolkii dadka dareenkooda ay kiciyaan oo ku  abaabulaan koryeelidda islaamka iyo ka hortagidda dulmiga gaalada ayay shaqadooda aasaasiga ah ee ugu badan ka dhigeen xasuuqa , qixinta iyo cabsigalinta muslimiinta.

Marar badan ayaan isweydiiyey sida ay isu qabanayso muslimiin la xasuuqayo ayaan u gurmanaynaa iyo annaguna muslimiinta dhinacayaga ayaan ka xasuuqaynaa.

Gabagabadii maadaama aysan waxba isu galin reer Gaalkacyo iyo Yuhuuda iyo Macatableyda ay Alqaacido tiri  waan la diriraynaa ayaan is iri : malaha labada magac ee GAALO iyo GAALKACYO ayaa isu la ekaaday!


We welcome the submission of all articles for possible publication on WardheerNews.com. WardheerNews will only consider articles sent exclusively. Please email your article today . Opinions expressed in this article are those of the author and do not necessarily reflect the views of WardheerNews.

WardheerNew’s tolerance platform is engaging with diversity of opinion, political ideology and self-expression. Tolerance is a necessary ingredient for creativity and civility.Tolerance fuels tenacity and audacity.

WardheerNews waxay tixgelin gaara siinaysaa maqaaladaha sida gaarka ah loogu soo diro ee aan lagu daabicin goobo kale. Maqaalkani wuxuu ka turjumayaa aragtida Qoraaga loomana fasiran karo tan WardheerNews.

Copyright © 2024 WardheerNews, All rights reserved

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.