Tuesday, April 23, 2024
Wardheer News
  • Slideshow
  • Warar

Golaha Baarlamaank oo ka codsaday R/W Kheyre dib u eegista golaha wasiiradda cusub

Muqdishu (WDN)- Xildhibaano gaadhaya 105, ayaa ka codsaday guddoonka Baarlamaanka in  dib u eegis lagu sameeyo golaha wasiiradda xukuumada Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ee uu dhawaan soo dhisay R/W Xasan Cali Kheyre.

Kadib codsigaasi ayaa guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Md. Maxamed Cusmaan Jawaari, uu codsi u diray R/W Kheyre in uu “toosin” ku sameeyo golaha wasiiradda uu soo magacaabay inta aan la hor keenin golaha Baarlamaanka.

Warqada uu Md. Jawaari u qoray R/W Kheyre ayaa u qorneyd sidan hoos ku xusan:

WardheerNews


We welcome the submission of all articles for possible publication on WardheerNews.com. WardheerNews will only consider articles sent exclusively. Please email your article today . Opinions expressed in this article are those of the author and do not necessarily reflect the views of WardheerNews.

WardheerNew’s tolerance platform is engaging with diversity of opinion, political ideology and self-expression. Tolerance is a necessary ingredient for creativity and civility.Tolerance fuels tenacity and audacity.

WardheerNews waxay tixgelin gaara siinaysaa maqaaladaha sida gaarka ah loogu soo diro ee aan lagu daabicin goobo kale. Maqaalkani wuxuu ka turjumayaa aragtida Qoraaga loomana fasiran karo tan WardheerNews.

Copyright © 2024 WardheerNews, All rights reserved

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.