Saturday, April 20, 2024
Wardheer News
  • Slideshow
  • Warar

Golaha Shacabka JFS oo ansixiyay sharciga Isgaarsiinta Qaranka

Muqdishu- kulan  ay ku yeesheen Xildhibaanada Golaha Shacabka Federaalka, ayaa lagaga dooday sharciga Isgaarsiinat dalka.

Mudanayaasha Golaha Shacabka  ayaa dooddaasi ka gadaal ansixiyay sharciga Isgaarsiinta Qaranka, iyadoo 158 xildhibaan ay ogolaatay, halka 1 Xildhibaan uu diiday.

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka mudane Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muuday oo shir guddoominayay fadhigaasi ayaa sheegay in ” 158 xildhibaan ayaa ogolaatay, halka 1 Xildhibaan uu diiday, sidaasi daraadeed sharciga Isgaarsiinta dalka waa ansax”,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyey Mudanayaasha Golaha Shacabka anxisnta Xeerka Is-gaarsiinta dalka.

WardheerNews

 


We welcome the submission of all articles for possible publication on WardheerNews.com. WardheerNews will only consider articles sent exclusively. Please email your article today . Opinions expressed in this article are those of the author and do not necessarily reflect the views of WardheerNews.

WardheerNew’s tolerance platform is engaging with diversity of opinion, political ideology and self-expression. Tolerance is a necessary ingredient for creativity and civility.Tolerance fuels tenacity and audacity.

WardheerNews waxay tixgelin gaara siinaysaa maqaaladaha sida gaarka ah loogu soo diro ee aan lagu daabicin goobo kale. Maqaalkani wuxuu ka turjumayaa aragtida Qoraaga loomana fasiran karo tan WardheerNews.

Copyright © 2024 WardheerNews, All rights reserved

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.