Wednesday, April 24, 2024
Wardheer News
  • Slideshow
  • Warar

Madaxweynaha Jubbaland oo baajiyay Safar uu ku tagi lahaa Caasimada Galmudug ee Dhuusomareeb

Kismayo- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa baajiyay safar uu ku tagi lahaa Xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug ee Dhuusomareeb si uu uga qayb galo Xaflada lagu soo gabagabaynayo Heshiiska Ahlusuna iyo Galmuudg.
Md. Axmed Madoobe

Madaxweynaha ayaa u baajiyay safarkaas shaqooyin muhiim ah oo uu ka qabanayo Xarunta KMG ah ee Kismaayo iyo Safaro uu ku tagayo Magaalooyin kale oo Jubbaland kamid ah.

Dhinaca kale Madaxweynahu wuxuu soo dhawaynayaa dhamaystirka heshiiska ahlusuna iyo Galmudug oo uu rajaynayo in ay dhabaha u xaarto daganan Siyaasadeed iyo Hormarka Gobolka oo sii socda.
Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada

We welcome the submission of all articles for possible publication on WardheerNews.com. WardheerNews will only consider articles sent exclusively. Please email your article today . Opinions expressed in this article are those of the author and do not necessarily reflect the views of WardheerNews.

WardheerNew’s tolerance platform is engaging with diversity of opinion, political ideology and self-expression. Tolerance is a necessary ingredient for creativity and civility.Tolerance fuels tenacity and audacity.

WardheerNews waxay tixgelin gaara siinaysaa maqaaladaha sida gaarka ah loogu soo diro ee aan lagu daabicin goobo kale. Maqaalkani wuxuu ka turjumayaa aragtida Qoraaga loomana fasiran karo tan WardheerNews.

Copyright © 2024 WardheerNews, All rights reserved

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.