|
![]() |
|||||
Xoghayaha arimaha dibada Maraynka oo dhawan la kulmi doona saxiixayaasha qorshe howleedka xiliga kal guurka ee SoomaaliyaNairobi July 31, 2012 ( WDN) - Xog-hayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka marwo Hillary Clinton, ayaa horaanta bisha beri bilaambeysa ee August kula kulmi doontaa magaalada Nairobi, madaxda dowladda Soomaaliya iyo dhammaan saxiixayaasha qorshe howleedka xiliga kala guurka (Road Map)
Hillary Clinton, ayaa bilaabeysa maanta booqasho ay ku kala bixin doonto dalalka Senagal, Koonfur Sudan, Uganda iyo Kenya.
Copyright © 2012 WardheerNews.com |