Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi
Raajicuun:Cabdillaahi Cismaan Seeraar
|
Annagoo kala ah dhammaan dadka hoos ku xusan waxaanu halkan tacsi tiiraanyo leh ugu diraynaa qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyaaday Ilaah naxariistii janno ha ka waraabiyee marxuuum C/laahi Cisamaan Seeraar oo bishan 17keedii ku geeriyooday magaalada Stockhom ee dalka sweden. waxaan ilaahay uga baryaynaa marxuumka inuu naxariistii janno ka waraabiyo ehelkii uu ka tegayna samir iyo imaan ka siiyo.
waxaa tcsidan diraya:
Amb. Cabdilaahi Saciid Cismaan
Xasan C/raxmaan X. Xasan
Cabdillahi Xasan (Suufi)
Gaaraad C/qaadir Axmed Xuseen
Aamina Xaashi Cilmi
Xaliimo X. Xasan
Khadra Maxamed Rodol
Yuusuf C/raxmaan X. Xasan
Dr. Maxamed C/raxmaan X. Xasan
Foosiya Cabdiraxmaan X. Xasan
Sahra C/raxmaan X. Xasan
Yasmeen Maxamuud
Axmed C/raxmaan X. Xasan
Khaliil C/raxmaan X. Xasan
Cabdikarim C/raxmaan X. Xasan
Cali Dhakhsaale
Layla Cismaan Sheekh
Aamina Cismaan Sheekh
Farxiya Sh. C/laahi
C/rashiid C/raxmaan X. Xasan
Maxamed Abshir Sh. Cabdillaahi
Mustafe Sh. Cabdillaahi
Aamiin Aaiim
Copyright © 2011 Wardheernews.com |