Friday, April 19, 2024
Wardheer News

Raadraac: Dhalashadii Dawladdii Soomaaliyeed

Barnaamijkeenna Raadraac waxaan ku soo qaadanaynaa qaybtii 2aad ee xogwareysigii uu Cabdilaahi Cawad Ciga la yeeshay qoraaga Siciid jaamac Xuseen. Siciid waxa uu qaybtan kaga hadlayaa dhalashadii dawladdii Soomaaliyeed ee rayidka ahayd ee muddada sagaalka sanno ah dalka ka talinaysay. … Continued

Salafiyada iyo Danaha Sucuudiga: Raadraac Taariikheed (Q.2aad)

W.Q: Aqbal Aabi Salafiya Jadiidiyah Inkastoo aysan salafiyada magacan loogu yeero aysan ogolayn tilmaantan ayey haddana ku sifaysanyihiin macnaha uu xambaarsan yahay. Taariikhda dhaqdhaqaaqan ayaa asal ahaan loo tiriyaa inuu soo ifbaxay wakhtigii dagaalkii “duufaantii saxaaraha” ee maraykanku uu ku … Continued

Salafiyada iyo Danaha Sucuudiga: Raadraac Taariikheed (Q.1aad)

W.Q: Aqbal Aabi GOGOLDHIG Tan iyo intii uu Maxamed Bin Salmaan (MBS); Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudigu ku dhawaaqay in “faafinta wahaabiyadu ay ku timid wakhtigii dagaalkii qaboobaa codsi ka yimid saaxiibbada sucuudiga ”waxaan aad u xiisaynayey inaan fahmo cilaaqaada ka dhexeeya … Continued

Barnaamijka Raadraac: Wareysi Md. Faysal Cabdi Rooble

Barnaamijkeenna Raadraac ee maanta waxaan ku soo qaadanaynaa wareysi dhinacyo badan taabanaya, oo aan isbedelkii dhawaan ka dhacay Soomaaliya iyo guud ahaanba xaaladda Soomaaliya ee xilligan kala yeelanay Md Faysal Cabdi Rooble. Wareysiga oo uu qaaday Khaliil Cabdiraxmaan Xasan hoos … Continued

RaadRaac waraysi: Musharaxa Madaxweyne Md. Jibriil I. Cabdulle

RaadRaac – Barnaamijka RaadRaad waxaanu ku waraysan  doonaa oo marti noogu ah musharaxa Madaxweyne ee doorashada sanadka 2016  Md. Jibriil Ibraahim Cabddulle, oonu  wax ka weydiinay qorshihiisa wax qabad iyo xaalada Soomaaliya..  

RaadRaac: Waraysi Jibriil Ibraahim Cabdulle

RaadRaac: Barnaamijka RaadRaac waxaanu ku waraysanaynaa Md. Jibriil Ibraahim Cabdulle oo ah madaxa Rugta Cilmi  Baarista Arimaha Bulshada iyo Wadatashiga  (Center for Research and Dialogue). Jibriil ayaa lagu wadaa in uu ka mid noqdo dadka u tartamaya Madaxtinimada Soomaaliya la filayo in … Continued

Barnaamijka Raadraac: Wareysi Aan La Yeelanay Boodhari Maxamed Warsame

Barnaamijkeena Raadraac ee maanta waxaan ku soo qaadanaynaa xogwareysi gaar ah oo aan la yeelanay qoraaga Boodhari Maxamed Warsame oo si gaara isugutaxaluujiya tarjumaada qoraalalada taariikhiga ah ee Soomaalida ku saabsan. Barnaamijka waxaa soosaaray idinlana socodsiinaya Khaliil Cabdiraxmaan. Hoos ka … Continued

Raadraaca Dhugga

W.Q. Maxamed H. Faarax Arar Iskuday badan ayaan sameeyey si aan u helo eray ku haboon ama u dhigma waxa loo yaqaan afka ingriiska ”consciousness”. Helida eray ama erayo af soomaali ah oo qeexid dhammaystiran leh waa arrin aan fududeyn. … Continued