Home Articles Somali Songs About us  

Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi
Raajicuun

Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi
Raajicuun

Anago ah dhamaan dadka hoos ku xusan waxaanu tacsi u diraynaa Qoyskii, eheladii, asxaabtii iyo dhammaanba bulshoweynta Soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Marxuum Axmed Jamac Cabdulle “Jangeli” oo maalintii Khamiista ee taariikhdu ahayd Maarso 3, 2011 ku geeriyaaday magaalada San Jose ee gobolka Kaliforniya.

Waxa aanu Eebbe uga baryaynaa in marxuum Axmed Jaamac uu janadii ka waraabiyo, qoyskii iyo eheladiisana samir iyo Iimaan ka siiyo.

    1. Gen Mohamed Ai Samatar
    2. Mudane Ahmed Saleebaan Abdalla
    3. Gen Mohamed Ali Shire
    4. Gen.Mohamed Ali Abokor
    5. Gen. Mohamud Jama Boodhe
    6. Minister.Abdillahi Mohamed Mire
    7. Amb. Mohamud Haji Nur
    8. Amb. Mohamed Garad Mohamud Ali Shire
    9. Amb. Ibrahim Muse Samantar
    10. Mudane.Yusuf Cisman Samatar ( Bardacad)
    11. Amb Cabdilaahi Siciid Cismaan
    12. Mohamud Haji Hassan Ali Asker
    13. Dr. Ali Esse Abdi
    14. Dr. Mohamud Awdahir Afgarsh
    15. Ismail Ali Ismail
    16. Abdisalan Islan
    17. Abdillahi Hersi Esse
    18. Ali Awl
    19. Hussein Haji Hirad
    20. Said Mohamed Ismail
    21. Hassan Ali Yusuf
    22. Abdirahman Haji Nur
    23. Abdifatah Khaliif Haji Farax
    24. Abshir Awil Abdi Dheef
    25. Ahmed Dhamac
    26. JamaC Oogle
    27. Ahmed Dahir AFqudhac
    28. Aden Dahir Afqudhac
    29. Ibrahim Sheikh Jama
    30. Ali Sheikh Jama
    31. Yassin Aden Dhuub
    32. Xussein Hassan Abdi Naxar
    33. Ahmed Xaaji Hiirad
    34. Yusuf Ali Tuke
    35. Gargaar Hassan Bile
    36. Mohamed Ahmed Dhamac
    37. Said Geldon
    38. Osman Geedeeye
    39. Osman xaaji Yusuf
    40. Cabdirahman Abdi Elmi
    41. AbdiGafar Wardere
    42. Abdirahman Mohamed Abdi Hashi
    43. Omar Mohamed Abdi Hashi
    44. Abdi Xasan Qanbi
    45. Ali Mehdi Mohamed
    46. Salah Ahmed Fatah
    47. Said  Ahmed Haji Salah
    48. Ali Mohamed Abdikareem
    49. Kamal Mohamoud Abdi
    50. Ahmed Ali ABokor
    51. Abdirasheed M. Farah
    52. Ibrahim Xaji Ali Brown
    53. Mohamed Osman Carab
    54. Mohamed Haji Hassan Ali
    55. Idiris Haji Hassan Ali
    56. Baruud Haji Hassan Ali
    57. Abdi Bile
    58. Rasheed Mohamud Ali
    59. Abighani Hussein Hirad
    60. Shoombe Jiinje
    61. Abdinasir IIdaan
    62. Nalaye Jiinje
    63. Mohamed Jama Ali
    64. Ahmed Awil

    Aamiin, Aamiin

    _______________________

    Anigoo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin, waxaan tacsi u dirayna qoyska, eheledii iyo asxaabtiisi meel kasta oo ay kala joogaanba uu ka geeriyoday marxuum AXmed JaamaC Cabdulle (Jengeli) oo ku geeriyoday Magaalada San Hose ee gobolka Kalifroniya ee dalka Maraykanka.

    Waxaan Alle uga baryeynaa inuu Janadii ka warabiyo damanteena samir iyo imaan Alle ha inaga siiyo. Ina Li Laahii wa ina Ilahay Raajicoon.

    1- Generaal, Mohamed Ali Samanter
    2- Abdillahi Ahmed Addou
    3- Jama Ali Jama
    4- Ahmed Suleman Abdalla
    5- Mohamed Abdi Hashi
    6- Abdillahi Mirreh
    7- Mohamed Mohamoud Khawi
    8- Danjire Mohamoud Haji Noor
    9- Danjire Mohamed Mohamoud Geraad
    10- Danjire Ibrahim Haji Musa
    11- Danjire Ahmed Abdi Hashi hashara
    12- Danjire Abdillahi Saeed Osman
    13- Danjire Ali Haji Hashi
    14- Danjire Ahmed Mohamed Darman
    15- Abdillahi Hersi Muse
    16- Ali Awl
    16- Ismail Ali Geeldoon
    17- Abdirahman Haji Noor (Shagaxle)

    Aamiin Aamiin Aamiin

    _____________________

     

     

Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi
Raajicuun

Anago ah dhamaan dadka hoos ku xusan waxaanu tacsi u diraynaa Qoyskii, eheladii, asxaabtii iyo dhammaanba bulshoweynta Soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Marxuum Axmed Jamac Cabdulle “Jangeli” oo maalintii Khamiista ee taariikhdu ahayd Maarso 3, 2011 ku geeriyaaday magaalada San Jose ee gobolka Kaliforniya.

Waxa aanu Eebbe uga baryaynaa in marxuum Axmed Jaamac uu janadii ka waraabiyo, qoyskii iyo eheladiisana samir iyo Iimaan ka siiyo.

  1. Garad Abdullahi Garaad Soofe
  2. Suldaan Siciid Cali
  3. Xaaji Mohamuud H. Omar Amey
  4. Caaqil Cabdi Jama Halac
  5. Caaqil Ahmed Dirie Abdulle
  6. Caaqil Cabdullahi Xasan Qanbi
  7. Sh. Omar Sh. Osman Sh.Ismail
  8. Cali Cabdi Cali (Dahable)
  9. Caaqil Maxamed Ismail
  10. Oday Abdi Ducaale Darwiish
  11. Abdirashid Ahmed Raabi
  12. Ahmed Said Ayir
  13. Abdi Samad Cali Xasan
  14. Sheikh Cumar Suudani
  15. Waxgaradka Degaanka Buuhodle
  16. Xuseen Xaaji Jibril
  17. Yusuf Guhad X, Ahmed
  18. Abdirahman Guhad H. Ahmed
  19. Ibrahim Adani X. Ahmed
  20. Farah Macalin Abdi
  21. Farah Badhaadhshe
  22. Haybe Mohamed Yusuf (Baqare)
  23. Abdi Salad Yusuf
  24. Mohamed Mohamud Godor(Sanadag)

Aamim Aamin

--------------------------------

Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi
Raajicuun

Annaga oo ah qurbojoogta ka soo jeeda degaaanka SSC ee ku nool San Diego iyo nawaaxigeeda waxaan tacsi u diraynaa Qoyskii, eheladii, asxaabtii iyo dhammaanba bulshoweynta Soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Marxuum Axmed Jamac Cabdulle “Jangeli” maalintii Khamiista ee taariikhdu ahayd Maarso 3, 2011. Marxuumku wuxuu Jagooyin muhiim ah oo kala gedisan ka soo qabtay Dawladihii Soomaaliya ka talinayey intii xoriyadda la qaatay iyo ka horba.

Waxaannu Eebbe uga baryaynaa in uu marxuum Axmed Jamac Jangeli u naxariisto oo qabrigiisa u nuuriyo, jannadana ka waraabiyo. Waxaanu kale oo Rabbi ka baryaynaa inuu Qoyska,eheladii, asxaabtii iyo ummadda Soomaaliyeed oo dhan samir iyo iimaan ka siiyo, AAMIIN … AAMIIN

  1. Yaasiin Ibraahim Ciise
  2. Cabdiraxmaan Xaaji Abdilaahi
  3. Maxamed Cali Daad
  4. Cabdi Jamac Maxamed
  5. Maxamed Hiirad Xirsi
  6. Axmed Shiikh Jamac
  7. Caydiid Xaaji Maxamed (Beer Dhagax)
  8. Xaaji Cali Baarjeex
  9. Cabdilaahi Cartan Cumar
  10. Iidle Maxamed Gedle
  11. Cabdirashid Maxamed Gedle
  12. Ismaaciil Xaaji Dhoof
  13. Abdullahi M. Musse
  14. Dafle Muuse Xasan
  15. Rashiid Ibraahim Ciise
  16. Mohamed Aden
  17. Said Mohamed Shibiin
  18. Cali Maxamed Cartan
  19. Dayib Cabdi
  20. Maxamud Cabdi Cali
  21. Axmed Yuusuf Dhoolayare
  22. Cali Maxamed Cartan
  23. Abdullahi Jama Biindhe
  24. Siciid Xaaji Cali
  25. Cawil Hassan Jibriil
  26. Mohamed Warsame Yare
  27. Abdirizaq Ibraahim Ciise
  28. Maxamed Ibraahim Ciise
  29. Ali Baruud
Aamiin

___________________

Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi
Raajicuun

Dhamaa Bahda WardheerNews waxay iyaga oo ka tiiraanyaysan tacsi u dirayaan qoyska iyo eheladii uu ka baxay Eebbe naxariistii janno ha siiyee marxuum Axmed Jaamac Cabdulle (Jengeli) oo ku geeriyooday bishan March 03, 2011 magaalada San Jose, Kalifoorniya ee carriga Maraykanka. Marxuum Jengeli waxa uu ka mid siyaasiyiintii Soomaaliyeed ee jagooyin muhiim ah oo kala geddisan ka soo qabtay xukuumadihii Soomaliyeed iyo mudadii xoriyadda ka horba.

Waxa aannu Eebbe uga baryaynaa in marxuumka uu jannadii ka waraabiyo, qoyskii iyo eheladii uu ka tagaynna samir iyo Iimaan ka siiyo.

Aamiin Aamiin Aamiin

______________________


Copyright 2011 Wardheernews.com