Tacsi

Innaa Lillaahi wa Innaa Ilahi
Raajicuun

Waxa aanu tacsi u diraynaa geerida naxdinta leh ee ku timid Sh. Cabdiraxmaan Sh. Ibraahim Baraawe oo bisha Abriil 23 keedii, 2007 ku Geeriyoodey magaalada Abu Dhabi ee Dalka Iimaaraadka Carabta.

Tacsidan Waxaa direya:
1. Hooyo Faadumo Suldaan Xuseen Xayle       
2. Hooyo Ardo Ugaas Muxumed Ugaas Cumar  
3. Ugaas Maxamed-fowsi Ugaas Aadan-Xadiis   
4. Sahra Ugaas Aadan-xadiis iyo Qoykeeda      
5. Cabdixakiim Ugaas Aadan-xadiis iyo Xaaskiisa  
6. Yaasiin Ugaas Aadan-xadiis iyo Xaaskiisa       
7. Farxiyo Ugaas Aadan-xadiis iyo Qoyskeeda      
8. Cabdiqafaar Ugaas Aadan-xadiis                   
9. Xoriyo Ugaas Aadan-xadiis iyo Qoyskeeda      
10. Safiyo Ugaas Aadan-xadiis       
11. Sawda Ugaas Aadan-xadiis                         
12. Axmed-Nuur Ugaas Aadan-xadiis               


Aamiin

Innaa Lillaahi wa Innaa Ilahi Raajicuun

Dhammaan bahda WardheerNews waxay iyagoo ka tiiraanyaysan tacsi u dirayaan eheladiii iyo qoyskii uu
ka geeriyooday Alle ha naxariistee Sh. Cabdiraxmaan Sh. Ibraahim Baraawe oo dhawaan ku geeriyooday
dalka imaaraadka Carabta.

Marxuum Sh. Cabdiraxmaan Sh. Ibraahim oo ahaa Bare aad uga soo qayb qaatay taariikhda
waxbarashada Soomaliyeed, gaar ahaan magaalada Hargeysa. Waxa madrasaddii , Sh. Baraawe wax ku bartay dhalinyaro aad u tiro badan oo ku baahsan guud
ahaan caalamka. Dugsigaasi oo qaby libaax ka qaatay sugidda waxbarashaada
aasaasiga ah ee degaanka Hargeysa.

Waxaanu ilaahay uga baryaynaa in uu marxuuka ka warabiyo janadii, eheladiisna ka siiyo samir iyo Iimaan.

Bahda WardheerNews.

Aamiin

Copyright 2005 Wardheernews.com