Tuesday, April 23, 2024
Wardheer News
  • Audio Daily News
  • News
  • Radio Wardheer
  • Slideshow
  • Warar

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan maanta idiin hayno waxaa ka mid ah: Ciidanka dowladda iyo Amisom oo maanta la wareegay degaanno u dhaxeeyo Hiiraan iyo Sh/dhaxe iyo Shabaab oo isaga baxay goobahaasi, Gudiga Difaaca ee Barlamaanka Soomaaliya oo sheegay in ay lagama maarmaan tahay ilaalinta ammaanka muwaadinka Soomaaliyeed iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

 

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.