Thursday, March 28, 2024
Wardheer News
  • Audio Daily News
  • News
  • Radio Wardheer
  • Slideshow
  • Warar

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Shabaab oo guula ka sheegatay dagaallo ka dhacay Bay, Bakol iyo Gado, Beelaha Hawiye oo kulan ay yeeshan isku raacay in aysan aqbali doonin go’aankii dowladda ee 3da gobal ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

 

 

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.