Saturday, April 20, 2024
Wardheer News
  • Audio Daily News
  • News
  • Radio Wardheer
  • Slideshow
  • Warar

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin heyno maanta waxaa ka mid ah: Wareegto ka soo baxaday Xafiiska Wasiirka Amniga Qaranka Soomaaliya  Md. Khaliif Axmed Erag oo lagu sheegay in Wasaarada Amniga  Qaranka ay dajisay qorshe  Amaanka Caasimada Muqdisho lagu  sugayo. Allaha u naxariistee Waxaa maanta Qabuuro kuyaala Isbitaalka Madiina ee  Magaalada Muqdisho lagu aasay Xildhibaanad Saado Cali Warsame oo shalay  kooxo hubeysan ku toogteen agagaarka Hotelka Ambasador ee Magaalada  Muqdisho iyo warar kale

 

 

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.