Thursday, April 25, 2024
Wardheer News
  • Audio Daily News
  • News
  • Radio Wardheer
  • Slideshow
  • Warar

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan maanta idiin hayno waxaa ka mid ah: Xildhibaan ka mid ah Barlamanka Soomaaliya oo maanta lagu dilay Muqdisho, Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay diyaarisay qorshaha ay la tageyso Shirka Mareykanka iyo Africa, Deegaannada Maamulka Puntland oo maanta si weyn looga xusay Munaasabadda 1da Agoosto oo ku aaddan 16 sannao guuradii ka soo wareegatay xiligii la aasaasay maamulkaasi iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

 

 

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.