Tuesday, April 23, 2024
Wardheer News
  • Audio Daily News
  • News
  • Radio Wardheer
  • Slideshow
  • Warar

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Burco oo ay ka dhaceen dibad baxyo lagu diiddan yahay xariga odayaal la sheegay in ay xabsiga dhigeen ciiddanka maamulka Somaliland, Dowladda Doomaaliya oo bahda warbaahinta kulan la qaadatay sheegtayna in ay ku dadaaleyso yaraynta dhibaatooyinka warbaahinta soo gaara iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

 

 

 

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.