Thursday, March 28, 2024
Wardheer News
  • Audio Daily News
  • News
  • Radio Wardheer
  • Slideshow
  • Warar

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah:War-murtiyeed laga soo saaray kulan u dhaxeeyay xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya iyo maamulka Puntland oo maalmihii tagay ku sugnaa Garowe, Diyaarado la rumeysan yahay in laga leeyahay dalka Kenya oo la sheegay in ay duqeeyeen deegaanka Khadiijo Xaaji oo qiyaastii 19 KM u jira magaalada Baledxaawo ee gobolka Gedo oo dhacda Xuduuda Soomaaliya iyo Kenya Iyo Warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

 

 

 

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.