Friday, April 19, 2024
Wardheer News
  • Audio Daily News
  • Global News & Politics
  • News
  • Slideshow
  • Warar

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno maanta waxaa ka mid ah: Xubnor ka mid ah golaha xukuumadda oo maanta mar kale ka dalbaday ra’iisulwasaaraha in uu is casilo, Khilaafka madaxda dalka oo ammaanka Muqdisho saameeyay, Xukumadda oo soo dhaweysay doorashada Shariif Xasan Sheekh Aadan, Ciiddamada Somaliland oo xiray Idaacad ka howlgasha Hargeysa iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

 

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.