Friday, April 19, 2024
Wardheer News
  • Audio Daily News
  • News
  • Radio Wardheer
  • Warar

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Wafuuddii ka qaybgalaysay wadahalada Istanbul oo maanta lagu wado in ay Muqdisho iyo Hargeyso ku labtaan, Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo Guri Ceel ku sugan iyo Warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

 

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.