Friday, April 19, 2024
Wardheer News
  • Slideshow
  • Warar

Jabuuti oo laashay heshiis ay kula jirtay shirkadda DP World

Jabuuti (WDN)- Dowladda Jabuuti ayaa laashay heshiis ku aadanaa maamulka dekadda Jabuuti, oo ay kula jirtay shirkadda DP World ee laga leeayay dalka Imaaraadka Carabta. Shirkaddaasi oo maamulaysay dekedda caalamiga ah ee Jabuuti.

Sida ay sheegtay Reueters, qoraal ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Jabuuti maalintii Khamiista, ayaa lagu sheegay in dowladda Jabuuti ay go’aansatay ka noqoshada heshiiskii ay kula jirtayshirkadda DP World, ka laabashada heshikaasi oo dhaqan galaya isla markuu warkani soo baxay.

Dowladda Jabuuti ayaa ku eedaysay DP in ay ku kacday howla la xhdiidha musumaasuq, oo ka dhan ah sida uu dhigayo heshiiska ay wada galeen lagada geesood.

Dhinaca kale shirkadda DP ayaa sheegtay in amarkaasi ka soo baxay dowladda Jabuuti, ee ay kaga baxeen heshiiska, aanu sharciga waafaqsanayn, loona baahan yaahay in dowladda Jabuuti ay ilaaliso heshiiska ay gashay, oo muujiso wada shaqeyn.

Shirkadda DP ayaa sheegtay in ay dacwad la xiriirta arinkaas ay u gudisay Maxkamadda Caalimaga ee London, ee dhinaca dhexdhexaadinta.

Sjirkadda DP Word, ayaa ah shirkadda ugu weyn adduunka ee maamusha howlaha dekeddaha, islmarlkaana ka wada  Soomaaliya heshiiyo hor leh oo ay isku fidinayso.

WardheerNews


We welcome the submission of all articles for possible publication on WardheerNews.com. WardheerNews will only consider articles sent exclusively. Please email your article today . Opinions expressed in this article are those of the author and do not necessarily reflect the views of WardheerNews.

WardheerNew’s tolerance platform is engaging with diversity of opinion, political ideology and self-expression. Tolerance is a necessary ingredient for creativity and civility.Tolerance fuels tenacity and audacity.

WardheerNews waxay tixgelin gaara siinaysaa maqaaladaha sida gaarka ah loogu soo diro ee aan lagu daabicin goobo kale. Maqaalkani wuxuu ka turjumayaa aragtida Qoraaga loomana fasiran karo tan WardheerNews.

Copyright © 2024 WardheerNews, All rights reserved

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.