Thursday, March 28, 2024
Wardheer News

Dr. Georgi Kapchits: Aqoonyahan Abaalmarin Innaga Mudan

W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan X.Xasan Arar: Qoraalkan waxaan jecelahay in aan si kooban ugu soo bandhigo Dr Geoergi Kapchits iyo kaalinta uu ka qaatay horumarinta afkeenna hooyo, anigoo ka gadaalna idiinku soo gudbin doona aragtiyaha ay qaar ka mid ah qorayaasha … Continued

Wareysi: Dr. Georgi Kapchits

Odhaahda Tifaftirka: Waxaanu akhristayaasha WardheerNews la wadaagaynaa waraysi xiise badan oo aanu la yeelanay Dr. Georgi Kapchits oo ah khabiir aad isugu taxalujiya ururinta iyo baadhista afka, dhaqanka iyo suugaanta Soomaaliyeed. Dr. Kapchits waxa uu ka waramayaa suugaanta iyo maahamaahyada … Continued

Dibumilicsiga Kaydka WardheerNews: Wareysi Dr. Georgi Kapchits

Odhaahda Tifatirka: Iyadoo bishan aynu ku jirno ee Nofember 24da, ay ku beegantahay sannadguuradii 10aad ee ka soo wareegtay xilligii dhidibbada loo taagay degelka WardheerNews, ayaanu jecelnahay munaasabaddaas awgeed in aan dibumilicsi ku samayno qoraallada tirada badan ee ku jira … Continued

Walaalkay Barwaaqo Ilaah ha kuu naxariisto

W.Q. Dr. Georgi Kapchits Geeriyi ma qarsoonto. 3dii Maarso waxay ku timid Cabdiraxmaan Cabdullaahi Faarax ‘Guri Barwaaqo’. Waa hoog qoto dheer oo iga dhigay qof tiiraanyaysan. Waxaan hubaa in tiiraanyada aan ku suganahay ay ila wadaagayaan dad badan oo ila … Continued

Siciid Jaamac Xuseen“Faras”- Haldoor Ku Dayasho Mudan

Odhaahda Tifaftirka– WDN: Waxaa dhawaan bishan June 8-dii ku geeriyooday magaalada London ee dalka Ingiriiska Ustaad/qoraa Siciid Jaamac Xuseen oo ahaa saaxiib dhow ee WardheerNews, iyo shakhsi ku sifoobay wanaag, dad la dhaqan, aqoon, dadaal iyo waayo-aragnimo shacabka Soomaaliyeedna uga … Continued

AFRAX: XILKAS KAALIN GALAY

W/Q. Cabdiraxmaan Yuusuf, Siciid-Beegsi Maxamed, Cabdicasiis Guudcadde, Magan I. M, Saxardiid Axmed iyo Jaamac Galdegsi Arar Sida uu qabo qoraaga iyo saxafiga reer Nayjeeriya, Abubakar Aadan, “Marka (waxqabadka suugaaneed) la faafiyo ama dadweynaha loo bandhigo,” loo ma baahna in uu … Continued

Gorfeynta Buugga “Godob iyo Gallad”

Qoraha Buugga: M. Cabdulle (Wadaad) Gorfeyntii: Dr. Georgi Kapchits “Godob iyo Gallad” waa qiso ka sheekeyneysa wixii ka dhacay magaalo hebla sanooyinkii toddobaatameeyadii ee qarnigii la soo dhaafay. Hase yeeshee in ay magaaladaasi ahayd Muqdisho shaki kuma jiro, maadaama si … Continued

Siciid Jaamac Xuseen“Faras”- Haldoor Ku Dayasho Mudan

Odhaahda Tifaftirka– WDN: Waxa sharaf iyo qaddarin noo ah in aanu qormadan ku maamuusno Macallin, Haldoor, Qoraa iyo Hal-abuur aad ugu weyn guud ahaan ummadda Soomaaliyeed- waa Ustaad Siciid Jaamac Xuseen. Sidaa darteed waxa aanu idinla wadaageynaa qoraallo kooban oo … Continued