Saturday, May 18, 2024
Wardheer News
  • News
  • Slideshow
  • Warar

Dawladda Jabuuti oo xubno badan oo mucaaradka ka tirsan xabsiyada ku gurtay

Waxa ay Xukuumadda Jabuuti  xidhxidhay dad aad u tiro badan labadii toddobaad ee aan kasoo gudubnay.Kuwaas oo guud ahaantood-ka wada tirsan Mucaaradka-Jabuuti, ayaa ku kala xidhxidhan guud ahaan xabsiyada dalka.

Tirada naxaabista guud ahaan xabsiga la dhigay waxay gaadhaysaa ilaa 150 qof, hase ahaatee waxaa ilaa hadda soo gaadhay  Jeelka dhexe ee Gabood 37 Maxbuus oo ay ku jiraan  madax sare oo ka tirsan Dalladda Mucaaradka  ee ku bahoobay USN-ta , halka  aan si dhab ah loo xaqiijin Karin tirada maxaabista ku xidhidhan xabsiyada Booliska iyo Jeendaaranka,oo hadda la ciir-ciiraayo naxaabis aad u tiro badan.

Waxa ay kala yihiin mas`uliyiinta loo taxaabay xabsiga Gabood ee iyagu kawada tirsan Daladda Mucaaradka Jabuuti:

1-Ismaciil Axmed Casoowe,

2-Idris Aden Cusmaan,

3-Xuseen Robleh Wacays

4- Wariye Maydhane Cabdalla Cokiye.
Sido kale wax ka mid  naxaabista la keenay jeelka dhexe ee gabood Saddex dhalin-yaro ah, oo aan iyagu wali  qaangaadhin oo la kala yidhaahdo: Cabdillahi Muuse Ismaciil, Xasan Roble Cali iyo Ciisa Cumar Buux.

Magacyada 37ka maxbuus  ee hadda  ku xidhan Jeelka dhexe ee Gabood iyana waxay kala yihiin:

1) Abdourahman Souleiman Bachir,

2) Abdourahman Barkad God,

3) Guireh Meidal Guelleh,

4) Mohamed Ahmed Ebo dit Jabha,

5) Hamoud Elmi Ahmed dit Gedaleh,

6) Ismaël Ahmed Assoweh (député et secrétaire permanent de l’USN),

7) Idriss Aden Osman (député),

8) Maydaneh Abdallah Okieh (journaliste et membre dirigeant de l’USN),

9) Houssein Robleh Waiss (député suppléant),

10) Omar Hassan Waberi (étudiant),

11) Abrar Nour Assoweh,

12) Farhan Meraneh Aden,

13) Badalcha Houssein Elmi (lycéenne),

14) Sahal Farah Bouh (étudiant),

15) Goumaneh Mahamoud Ragueh,

16) Ali Nouh Houssein,

17) Mohamed Ali Dirir,

18) Elmi Waiss Guelleh,

19) Amarreh Guedi Sahal,

20) Abdourahman Moussa Waiss,

21) Aden Elmi Farah,

22) Mahdi Moussa Absieh,

23) Liban Hassan Djama,

24) Moussa Djama Houssein,

25) Youssouf Abdoulkader Yayo,

26) Kadar Hassan Elmi,

27) Moktar Barreh Bouraleh,

28) Hassan Bouh Houffaneh,

29) Elmi Hassan Abdi,

30) Niman Ibrahim Nour,

31) Kabeh Chafeck Abdallah,

32) Houssein Hassan Awaleh,

33) Moustapha Bouh Robleh,

34) Houssein Omar Farah,

35) Abdillahi Moussa Ismaël (mineur),

36) Hassan Robleh Ali (mineur),

37) Issa Omar Bouh (mineur).

Eebe ayaa mahadleh

Axmed Riyaale

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.