Friday, April 26, 2024
Wardheer News
  • Featured
  • News
  • Radio Wardheer
  • Warar

Raadiyo Wardheer: Barnaamij Gaar ah oo ku Saabsan Qaraxyadii Central Hotel

Raadiyo Wardheer Waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamij gaar ah oo aan ku eegayno qaraxyadii dhawaan lala beegsaday Central Hotel ee ay dadka badani ku dhinteen. Barnaamijka oo idiinka imanaya Istudiyaha Raadiyo Wardheer ee Muqdisho waxaa idiin soo diyaariayay islamarkaana idinla socodsiin doona Wariye Maxamed Nuur Amiin.

Barnaamijka hoos ka dhegeyso

 

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.