Friday, April 26, 2024
Wardheer News
  • Audio Daily News
  • News
  • Radio Wardheer
  • Slideshow
  • Warar

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin heyno maanta waxaa ka mid ah: Maalinta labaad ee Ciida oo Muqdisho si weyn looga daremayo xili meela ka mid ah Soomaaliya ay tahay maalinta Koowaad ee Ciida, Xildhibaan sheegay in ay ku guuleesteen in ay xaliyaan dagaal beeleed ka dhacay Galgaduud iyo warar kale.

 

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.