Friday, April 26, 2024
Wardheer News
  • Audio Daily News
  • News
  • Radio Wardheer
  • Slideshow
  • Warar

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxa ka mid ah: Dagaallo u dhexeeyo dad xoola dhaqato ah iyo shabaab oo ka dhacay degmada Xarar dheere ee gobalka Mudug, Maamulka Puntland oo sheegay in ay jiraan dad caqabad ku ah xiriirka dowladda dhexe iyo maamulkaasi iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegayso

 

 

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.