Friday, April 26, 2024
Wardheer News
  • Audio Daily News
  • News
  • Radio Wardheer
  • Slideshow
  • Warar

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Degmada Buula Burde oo ay ka dhaceen bannaanbaxyo looga soo horjeedo Shabaab iyo go’doominta degmadaasi ay ku hayaan, Taliska Ciiddanka dowladda ee Shabeellaha Hoose oo sheegay in ay baaritaan ku hayaan dhac iyo Kufsi ay geysteen ciiddamo ka tirsan sida la sheegay dowladda iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

 

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.